Dowlada Soomaaliya oo gar gaar deg deg ah u dirtay magaalada Guriceel (Sawirro)

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarado gar gaar sida u dirtay magaalada Guriceel, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen dagaalo dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa taabacsan Ahlu Sunna. Gar gaarka dowlada Soomaaliya u dirtay magaalada Guriceel ayaa ka koobnaa Teendhooyin, Mara-kaneecooyin iyo Agab-Caafimaad, waxaana loogu tala galay in … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo gar gaar deg deg ah u dirtay magaalada Guriceel (Sawirro)